Friday, March 24th, 2017
.

Karius vs Simon Mignolet Macalin Klopp Oo Cawa Kale Xulan Doona Labada Goolhaye Midka Uu Cawa Ku Soo Bilawan Doona

,
Published on September 20, 2016 by   ·   No Comments

Tababare Jurgen Klopp ayaa wali Go,aan ka gaaarin cidii uu cawa u xulan lahaa goolhaye koowaad ee koowaad ee   kulanka Liverpool ay wajaheyso Derby County.

Goolhaye cusub ee Loris Karius oo xagaagan kaga soo biiray Mainz kooxda Liverpool ayaa safan wax tartan rasmi ah tan iyo markii uu yimid kooxda kadib markii uu ka jabay lafta gacantiisa midig,taasoo keentay in uu muddo maqnaado.

Goolhayaha 23-sano jirka ah ayaa sheegay in uu diiradda saari doono sidii uu ula tartami lahaa Simon Mignolet kaasoo hadda heysta maaliyada No 1 ee kooxda.

kulanka wareega saddexdaad ee Liverpool ku wajaheyso tartanka EFL Cup kooxda Championship ee Derby County Stadium iPro ayaa ka dhigan in wacdarihiisa uu ka muujin doono Loris Karius.

Klopp ayaa sheegay in wali uusan kala dooran midka noqon kara goolhayaha dooqa koowad Karius iyo Mignolet kuwaaso kujira qaab ciyaareed wanaagsan.

“Waan ogahay in ay yihiin laba goolhaye oo caalami ah, lakiin dhibaatada ayaa ah in aan wali qaadan goolhayaha dooqa koowaad,” ayuu yiri Klopp.

Simon Mignolet has only kept one clean sheet this season

“Waxaa laga yaabaa su’aasha jawaabteeda in ay soo bixi doonto maalmaha sooscda, lakiin caawa waxaa kusoo bilaaban doona goolhayaheena dhawaca kasoo laabtay ee Karius ayuu yiri Klopp.

 

waxay u baahan yihiin in ay galaan tartan rasmi ah, had iyo jeer taas waxa ay saacidi doontaa kooxdeena ayuu sidookale yiri macalin Klopp.

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube