Friday, March 24th, 2017
.

Shaxda Macquul Galka ah Ee La Sii Saadaliyay kullanka Leicester City Vs Chelsea

,
Published on September 20, 2016 by   ·   No Comments

Waxa caawa Kulan adag uu dhax maridoonaa kooxaha Leiceter city iyo Chelsea oo wada ciyaaraya koobka League Cup-ka wareegiisii 3aad

Blues ayaa kulankan u baahan sidii ay ugu soo laaban lahayd wadada guusha kadib markii todobaadkan ay guuldaro kala kulmeen kooxda Liverpool.

Dhanka kale kooxda Leicester City  ayaa iyaguna doonaya in ay guul gaaraan maadama ay ku ciyaarayaan garoonkooda

shaxda ugu macquulkaa oo ey labada kooxood ku soo gali karaan kulankaan

leicester-city-line-up

chelsea-line-up

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube