Monday, August 21st, 2017
.

Xidigaha Barcelona Ee MSN Oo Dhigooda BBC Busta Laqsiyay Dhanka Gool Dhalinta Xili Ciyaareedkan

,
Published on September 20, 2016 by   ·   No Comments

MSN ayaa busta ku reebay xiddigaha ay xifaaltamaan ee BBC, markii la eego tirade goolasha ay dhaliyeen.

Markii la eego 2016/17,waxaa goolal badan xiddigaha kooxda Barcelona ee Messi,Neymar iyo Suarez iyagoo dhaliyay 17 gool.

Wiilasha Real Madrid ee Ronaldo,Bale iyo Benzema  ayaa dhankooda ansixiyay 5 gool taasoo ka dhigan in saddex jibaar laga badan yahay.

Sikastaba xiddigaha Real Madrid ayaa waxaa wareeriyay dhaawacyo kala duwan, waxaana xusid mudan in kullankii ugu dambeeyay ay maqnaayeen Ronaldo iyo https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/t31.0-8/

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube