Sunday, May 28th, 2017
.

Arimo Ka Soo Cusboonaaday Goorta Uu Messi Tababarka Guud Ee Kooxda Uu Ku Soo Laabanayo

,
Published on September 28, 2016 by   ·   No Comments

Messi ayaa dadaal ugu jira sidii uu uga soo kici lahaa dhaawacii muruqa ahaa ee ku gaaray kulankii Atletico Madrid ee La Ligaha

Wargeyska El Mundo Deportivo ayaa qoraya in Messi u badan tahay in todobaadka dambe uu bilaabo jimcisiga isaga oo kaligiis sameynaya .

Messi ayaa dadaal ugu jira in tababarka gudaha garoonka ah ku soo laabto si wada uu uu ugu xaaro in tababarka guud ee kooxda uu ka qeyb galo .

Waxaa la filayaa in Messi tababarka guud ee kooxda uu ku soo laabto 12-ka bisha October sida darteed kulanka 15-ka bishaas dhex maraya Barca iyo Deportivo waa ay u badan gtahay in uu safto

Haddii arintaas ay dhacdo waxa uu laacibka hogaaminayaa Barca kulanka 4 cesho ka dib kulankaas dhacaya ee Champion-ka kaasi oo 19-ka bishaas ay la ciyaarayaan Man City

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube