Monday, April 24th, 2017
.

Daawo Tababare Zidane Oo Ku Dhex Muquurtay 3-kooxood Oo Isku Maaliyad Ah

,
Published on September 28, 2016 by   ·   No Comments

Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay bar-barihii 3-aad oo xiriir ah kadib markii ay xalay ku garab kuftay kooxda Borussia Dortmund kulan ka tirsanaa wareega champions league.

Kooxda uu hogaamiyo Zidane ayaa dhanka Horyaalka laba kulan oo bar baro ah la gashay kooxaha Villareal iyo Las Palmas iyada oo lumisay 4 dhibcood laba kulan dhexdood.

si kasta ha ahaatee kooxda uu hogaamiyo Tababare Zidane ayuu haatan saaranyaha cadaadis xoogan isaga oo laga dalbanayo in uu dib kooxda ugu soo celiyo wada duusha.

Hadaba waxan halkan kuugu soo bandhigay kartoon laga sameeyay Tababare Zidan oo wata Gaariga Loo Yaqaano ferrari oo ay ku hareeraysan yihiin midab jaale ah oo midabada ay ka samaysan yihiin maaliyadaha kooxihii bar-baraha ku qabtay kooxda

سيارة زيدان تغرس في الوحل الاصفر

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube