Monday, August 21st, 2017
.

Warbixin:Maaha Countinho,Firmino Iyo Lallana Waa Kee Xiddiga Ugu Samaynta Badan Goolsha Liverpoo

,
Published on September 28, 2016 by   ·   No Comments

Kooxda Liverpool ayaa yeelatay weerar cabsi galinaya kooxaha la ciyaarayan tan iyo markii uu kooxda qabsaday tababare jurgen Klopp xilli ciyaareedkii hore.

Tan iyo markii uu tababare klopp noqday tababaraha kooxda Liverpool bishii October 2015 Reds ayaa dhalisay 71 gool iyada oo ah kooxda kaliya ee sidaa samaysay dhamaan kooxaha kale ee premier league.

Laakiin xiddiga haatan ka ciyaara garabka bidix ee daafaca ayaa ah xiddiga u badan ee dhaliyay ama caawiye ka ahaa goolsha ay dhaliso Liverpool.

Xiddiga reer England ayaa dhaliyay 8 gool halka uu sidoo kale caawiye ka ahaa 12 kale isaga oo xiddiga reer Brazil ee firmino uu ku jiro kaalinta 2-aad isaga oo dhaliyay 12 gool caawiyena ka ahaa 7 gool oo kale.

Saaxirka ay taageerayaasha Liverpool ku dhaartaan ee Philipe Countinho ayaa ku jira kalinta 3-aad isaga oo dhaliyay 11 gool caawiyena ka ahaa 7 gool oo kale.

Si kasta ha ahaatee xiddiga reer England ayaa u jaawabay dadkii muranku kaga jiray awoodiisa markii uu sida xorta ah ugu soo biiray kooxda Liverpool.

James Milne  (8 goals, 12 caawin)…

Roberto Firmino (12 goals, 7 caawin)…

Roberto Firmino celebrates scoring Liverpool's fourth goal

Phillipe Coutinho (11 goals, 7 caawin)…

Philippe Coutinho of Liverpool scores the forth goal

Adam Lallana (7 goals, 9 caawin)…

Liverpool's Adam Lallana celebrates scoring their first goal
share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube