Friday, March 24th, 2017
.

Xiddigaha Man City Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Dambeeyay Ee Ay Isugu Diyaarinayaan Kulanka Caawa Ee Celtic

,
Published on September 28, 2016 by   ·   No Comments

kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa kulan caawa ay la ciyaarayso kooxda Celtic kulan ka tirsan wareega 2-aad ee champions league.

Xiddiga kooxda Man city ee Yaya Toure ayaa lagu dhex arkay isaga oo qaadanaya tababarakooxdiisa xilli ay wali kacsantahay xaalada u dhexaysa xiddigan iyo Tababarihiisa.

Toure ayaan ciyaari karin kulanka caawa ee ay kooxdiisu la ciyaarayso kooxda celtic maadama uuna ka diwaan gashanayn liiskii ay City u gudbisay UEFA.

Yaya Toure (right) warms up with Raheem Sterling wearing a blue and white snood
Toure took part in Manchester City training ahead of the Champions League trip to Celtic
share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube