Friday, March 24th, 2017
.

Dib U-Eegid: Ninkii Kacaanka! Zlatan Rikoorka Uu Yurub Ka Dhigay Xitaa Messi Iyo Ronaldo 100 Sano Oo Dambe Kama Dhigi Karaan

,
Published on September 30, 2016 by   ·   No Comments

Zlatan Ibrahimovic ayaa markale caalamka u cadeeyey inuu libaax yahay koox kasta oo uu ku biiro ka dib markii caawa guul dirqi ah ku hogaamiyey kooxdiisa Man United.

Wiilasha Jose Mou ayaa hal gool oo caato kaga taqalusay Zorya Luhansk, kibirloowga reer Sweden ayaana goolkaaa magaciisa ku xariiqay.

Kooxda.com ayaana xusaysa oo cadaynaysa in Zlatan Ibrahimovic xilligaan la joogo 7- koox oo kala duwan goolal uga dhaliyey tartanka Eurupe, waana ciyaartooyga keliya ee taariiqda la hayo inuu sidaas sameeyey..

ctjlvk4wgae1cgk

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube