Monday, April 24th, 2017
.

Kadib Kulamadii Lixaad Ee La Liga-ha, Waa Kuwee Xidigaha Ilaa Hadda Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Horyaalka Spain Ee La Ligaha?

,
Published on September 30, 2016 by   ·   No Comments

Waxaa todobaadkan la ciyaaray kulamadii lixaad ee La Ligaha iyada oo kooxda hogaanka haysa ee Real Madrid ay kulankii labaad oo xidhiidh ah ay dhibco lumisay halka kooxaha Barcelona iyo Ateltico madrid ay guulo gaadheen. Laakiin tartanka kooxaha waxaa barbar socda tartanka loogu jiro gool dhalinta La Ligaha iyo kabta dahabka ah ee Yurub.

Luis Suarez oo xili ciyaareedkii hore ku guulaystay abaal marinta gool dhalinta La Ligaha ee Pichichi iyo waliba kabta dahabka ah ee Yurub ayaa markale xili ciyaareedkan ku bilawday qaab ciyaareed fiican waxayna min shan gool wada leeyihiin xidiga kooxda Atletico Madrid ee Greizmann.

Image result for Luis Suarez vs Griezmann

Laakiin waxaa jira liis aad u dheer oo ah ciyaartoyda ilaa hadda hal gool iyo wax ka badan ka dhaliyay horyaalka Spain ee La Ligaha. Haddaba halkan kaga bogo liiska dhamaan xidigaha shabaqa ka soo taabtay horyaalka Spain ee La Ligaha oo dhamaystiran.la-liga

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube