Sunday, May 28th, 2017
.

Maamulka KoofurGalbeed oo soo bandhigay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

,
Published on October 9, 2016 by   ·   No Comments

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo gubdiyay liiska Musharixiinta Aqalka Sare iyadoo liiskana uu ka mid yahay kuwii ugu dambeeyay ee ay maamulada gobolada soo gudbiyaan.

Dowlad Goboleedka Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa hore u soo gudbiyay liisaska musharixiinta Aqalka Sare. Hase yeeshee waxaa weli la soo gudbin maamulka Somaliland iyo Hirshabeelle,

Halkan ka aqriso Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Koofurgalbeed

12

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube