Friday, July 21st, 2017
.

Puntland oo sheegtay in Galmudug iyo dowlada oo iskaashanaya weerareen magaalada Gaalkacyo

,
Published on October 11, 2016 by   ·   No Comments

Maamulka Puntland ayaa war qoraal ah kasoo saaray dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa lagu cambaareeyay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee sababay dhimashada iyo dhaawaca, waxaana Puntland ay sheegtay in dagaalkaasi iska kaashadeen dowlada iyo maamulka Galmudug oo weerar ku qaaday maamulka Puntland.

Afar maalmood kahor ayay markii Maamulka Puntland uu so saaray war saxaafadeed uu ku eedeeyay dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay ka dambeysay maamulka Galmudug oo kaashanaya ururka Alshabaab.

war-murtiyeed_0001-791x1024

share this
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail .

Readers Comments (0)



Follow Us

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinyoutube