Friday, March 24th, 2017
.

Wararka Maanta

444444

Qarax ka qasaare geystey oo ka dhacay goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Muqdisho

Goobo ganacsi oo ku yaal isgoyska Tarabunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo  iyadoo ay ka dhasheen waxyeelo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyadan ayaa ...

More Wararka Maanta News

cali-guudlaawe-170x114

Cali Guudlaawe oo isu sharaxay xilka Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa isku sharxay xilka Madaxweyne kuxigeenka Maamulka goboleedka Hirshabeelle, inkastoo aanu wali si rasmi ...
galkacyo-740x449-170x114

Puntland oo sheegtay in Galmudug iyo dowlada oo iskaashanaya weerareen magaalada Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa war qoraal ah kasoo saaray dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Warsaxaafadeedka kasoo baxay ...
calanka-hirshabele-170x114

Jadwalka Dhamaystirka dhismaha dowlad goboleedka Hirshabeelle oo dib u dhac ku yimid

Waxaa dib u dhicii ugu horeeyay ku yimid jadwal ay Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka soo saartay kaas oo ahaa dhamaystirka dhismaha ...
xasan-ku4-170x114

Madaxweynaha oo wakiilada beesha caalamka uga warbixiyay hannaanka doorashada

Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula ...
barakac-280x175

Barakac xooggan oo laga soo sheegayo magaalada Gaalkacyo

Barakac xooggan ayaa laga soo sheegayaa xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo, kaddib markii ay dib uga soo cusboonaatay xiisado colaadeed oo ...
morgan-galkacyo1

Muran ka dhashay magcaabida Janaraal. Moorgan (AKHRI SABABTA)

Dood xoog leh ayaa ka dhalatay magcaabida Janaraal: Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo Madaxweynaha Puntland u sharaxay inuu xubin ka noqdo ...
yusuf-garaad3

Ka Dhowrso Ololaha Doorashada! (Farriin ka timid Yusuf Garad)

Xilli doorasho ayaa dalku ku jiraa. Caasimadaha Dowlad Goboleedyada iyo caasimadda dalkaba xoog ayaa looga dareemayaa. Gobollada waxaa ka socda wixii Xamar ...
dhaarinta-xildhibanka-2-1

Akhriso magacyada xildhibaanada maamul goboleedk Hirshabeele ee la dhaariyay

Waxaa fiidnimadii xalay lagu dhaariyay hoolka shirarka ee shirkada Farjano magaalada Jowhar xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle kuwaasoo lagu wado in ...
xasanow-shiikow-170x114

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee maamulka HirShabeelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka cusub ee KMG ee ...

 More »

follow us on facebook

[FBW]

CIYAARO

444444

Qarax ka qasaare geystey oo ka dhacay goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Muqdisho

January 7, 2017
Goobo ganacsi oo ku yaal isgoyska Tarabunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo  iyadoo ay ka ...

CR7, Cavani & Walcott Oo Ka Mid Ah Xiddigaha U Sharaxan Ciyaaryahankii Isbuucaan Ugu Fiican Champions League.

September 30, 2016
Xiriirka kubada cagta Yurub ayaa soo saartay liiska sideeda ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta xiddiga isbuuca Champions League ...

Khabiirka Kubbada Cagta Sky Sports Ee Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulamada Todobaad Ee Premier Leaque-ga Iyo Kooxaha Uu Guulaha U Saadaaliyay

September 30, 2016
Khabiirka kubbada cagta Sky Sports ee Paul Merson  oo si wayn loogu bartay in uu saadaaliyo kulamada xili ciyaareedka ...

Kadib Kulamadii Lixaad Ee La Liga-ha, Waa Kuwee Xidigaha Ilaa Hadda Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Horyaalka Spain Ee La Ligaha?

September 30, 2016
Waxaa todobaadkan la ciyaaray kulamadii lixaad ee La Ligaha iyada oo kooxda hogaanka haysa ee Real Madrid ay ...

Ciyaartoydii Ku Soo Guulaystay, , Waqtigii La Aas Aasay & Cida Bixisa Abaal Marinta Xidigaha Dahabiga Ah Iyo Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogay Abaal Marinta Golden Boy-ga

September 30, 2016
Waxaa maanta la soo saaray liiska 40 da’yarta aduunka waqti xaadirkan ugu fiican ee ku tartami doona abaal ...

Dib U-Eegid: Ninkii Kacaanka! Zlatan Rikoorka Uu Yurub Ka Dhigay Xitaa Messi Iyo Ronaldo 100 Sano Oo Dambe Kama Dhigi Karaan

September 30, 2016
Zlatan Ibrahimovic ayaa markale caalamka u cadeeyey inuu libaax yahay koox kasta oo uu ku biiro ka dib ...

Rooney, Mata, Iyo Bailly Oo Baraha Bulshada Uga Qayb Qaatay Kulankii Guusha Ka Gaareen Zorya Luhansk

September 30, 2016
Sadexda ciyaartooy ee kala ah Wayne Rooney, Bailly iyo Juan Matta ayaa taageerayaashooda la wadaagay kulankii ay guusha ...

Warbixin:Maaha Countinho,Firmino Iyo Lallana Waa Kee Xiddiga Ugu Samaynta Badan Goolsha Liverpoo

September 28, 2016
Kooxda Liverpool ayaa yeelatay weerar cabsi galinaya kooxaha la ciyaarayan tan iyo markii uu kooxda qabsaday tababare jurgen ...

Milan Oo Italy Ku Soo Celinaysa Xiddig La Qabsan La Horyaalka Premier League

September 28, 2016
Xiddiga xulka qaranka Italy ee Simone Zaza ayaa lagu soo waramayaa in uu dib ugu soo laabanayo horyaalka ...

Daawo Tababare Zidane Oo Ku Dhex Muquurtay 3-kooxood Oo Isku Maaliyad Ah

September 28, 2016
Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay bar-barihii 3-aad oo xiriir ah kadib markii ay xalay ku garab kuftay ...

Xiddigaha Man City Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Dambeeyay Ee Ay Isugu Diyaarinayaan Kulanka Caawa Ee Celtic

September 28, 2016
kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa kulan caawa ay la ciyaarayso kooxda Celtic kulan ka tirsan wareega 2-aad ...

Arimo Ka Soo Cusboonaaday Goorta Uu Messi Tababarka Guud Ee Kooxda Uu Ku Soo Laabanayo

September 28, 2016
Messi ayaa dadaal ugu jira sidii uu uga soo kici lahaa dhaawacii muruqa ahaa ee ku gaaray kulankii ...

Tababare Jooga Horyaalka Ingiriiska Oo U Dhaw In Uu Qabto Shaqada Qaranka Ingiriiska

September 28, 2016
Saxaafadda Italy ayaa qoreysa in tababare Roberto Mancini uusan wax xariir ah ka helin qaranka Ingiriiska si uu ...
bng

Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

September 27, 2016
Maamulka iyo shaqaalaha Bangiga horumarinta Islaamka oo Xaruuntiisa ku taal magaalada jidehh ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa u sameeyay ...
arsenal

Waa Kuma Ninka Afrika ugu Taajirsan ee Doonaya in uu Iibsado Kooxda Arsenal? (Daawo Sawirada)

September 23, 2016
Ninka ugu qanisan qaarada Afrika Aliko Dangote ayaa sheegay inuu weli doonayo inuu iibsado Arsenal inkastoo uu ku ...

Karius vs Simon Mignolet Macalin Klopp Oo Cawa Kale Xulan Doona Labada Goolhaye Midka Uu Cawa Ku Soo Bilawan Doona

September 20, 2016
Tababare Jurgen Klopp ayaa wali Go,aan ka gaaarin cidii uu cawa u xulan lahaa goolhaye koowaad ee koowaad ...

Shaxda Macquul Galka ah Ee La Sii Saadaliyay kullanka Leicester City Vs Chelsea

September 20, 2016
Waxa caawa Kulan adag uu dhax maridoonaa kooxaha Leiceter city iyo Chelsea oo wada ciyaaraya koobka League Cup-ka ...

Xidigaha Barcelona Ee MSN Oo Dhigooda BBC Busta Laqsiyay Dhanka Gool Dhalinta Xili Ciyaareedkan

September 20, 2016
MSN ayaa busta ku reebay xiddigaha ay xifaaltamaan ee BBC, markii la eego tirade goolasha ay dhaliyeen. Markii la ...

Pep Guardiola Inaan Koob Qaado Waxa Iga Wanagsan Hal Arin Hadaba Maxay Tahay Arintaas?

September 20, 2016
Macalinka  kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in farxadda taageerayaasha ay kala muhiimsan tahay in uu koobab ...

Goolhaye Claudio Bravo Oo Sharaxay Sababtii Uu Uga Soo Tagey kooxda Barcelona

September 20, 2016
Goolhaye cusub ee kooxda Man City Claudio Bravo ayaa wuxuu daboolka ka qaaday sababtii ka danbeysay inuu kasoo ...
-->