Monday, April 24th, 2017
.

Wararka Maanta

dhaarinta-xildhibanka-2-1

Daawo Sawirada Xaflada Dhaarinta Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle

Xaflad lagu dhaarinayay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa caawa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka arrimaha gudaha dowlada ...

More Wararka Maanta News

itoobiya-dibad-bax-170x114

Dowlada Ethiopia oo xaalad deg-deg ah ku dhowaaqday

Dowlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah kadib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata ...
war-deg-deg-ah

Jubbaland oo soo saartay Liiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Baarlamaanka

Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.   Liiskan ...
doorasho-2016-170x114

Guddiga doorashooyinka dadban oo ku baaqay in la xaliyo cabashada siyaasiyiinta Somaliland

Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in la xaliyo cabashada ka imaanaysa siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada Waqooyi ...
koonfurgalbeed-300x194-170x114

Maamulka KoofurGalbeed oo soo bandhigay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo gubdiyay liiska Musharixiinta Aqalka Sare iyadoo liiskana uu ka mid yahay kuwii ugu dambeeyay ee ay ...
jibriil1

Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho (Sawiro)

Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mr Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay ...
shirka-jowhar-12-170x114

Dhaarinta Xildhibaanada Hirshabeelle oo uu khilaaf ka taagan yahay

Waxaa soo baxay khilaaf ka jira qaabka loo dhaarinayo xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle iyadoo aan weli la magacaabin guddoomiyaha maxkamada sare ee ...
deg-70x70

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo saaka ka Cusub Magaalada Gaalkacyo ?

Wararka ka imaanaya saaka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in dadka kunool Gaalkacyo ay ka cabsi qabaan in ...
guled-170x114

Galmudug oo si adag uga jawaabtay Puntland (Akhri War-Saxaafadeed

Maamulka Galmudug ayaa goordhaw War-Saxaafadeed kasoo saaray dagaal qasaaro dhaliyay oo saakay magaalada Gaalkacyo ku dhax maray Ciidamada Galmudug iyo kuwa ...
kulan-madax-3

Shariif Shiikh Axmed oo la kulmay danjiraha Maraykanka Stephen Schwartz (Sawiro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna murashax u taagan xilka madaxweynaha dalka Shariif Shiikh Axmed ayaa la kulmay danjiraha Maraykanka u qaabilsan ...

« Back    More »

follow us on facebook

[FBW]

CIYAARO

444444

Qarax ka qasaare geystey oo ka dhacay goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Muqdisho

January 7, 2017
Goobo ganacsi oo ku yaal isgoyska Tarabunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo  iyadoo ay ka ...

CR7, Cavani & Walcott Oo Ka Mid Ah Xiddigaha U Sharaxan Ciyaaryahankii Isbuucaan Ugu Fiican Champions League.

September 30, 2016
Xiriirka kubada cagta Yurub ayaa soo saartay liiska sideeda ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta xiddiga isbuuca Champions League ...

Khabiirka Kubbada Cagta Sky Sports Ee Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulamada Todobaad Ee Premier Leaque-ga Iyo Kooxaha Uu Guulaha U Saadaaliyay

September 30, 2016
Khabiirka kubbada cagta Sky Sports ee Paul Merson  oo si wayn loogu bartay in uu saadaaliyo kulamada xili ciyaareedka ...

Kadib Kulamadii Lixaad Ee La Liga-ha, Waa Kuwee Xidigaha Ilaa Hadda Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Horyaalka Spain Ee La Ligaha?

September 30, 2016
Waxaa todobaadkan la ciyaaray kulamadii lixaad ee La Ligaha iyada oo kooxda hogaanka haysa ee Real Madrid ay ...

Ciyaartoydii Ku Soo Guulaystay, , Waqtigii La Aas Aasay & Cida Bixisa Abaal Marinta Xidigaha Dahabiga Ah Iyo Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogay Abaal Marinta Golden Boy-ga

September 30, 2016
Waxaa maanta la soo saaray liiska 40 da’yarta aduunka waqti xaadirkan ugu fiican ee ku tartami doona abaal ...

Dib U-Eegid: Ninkii Kacaanka! Zlatan Rikoorka Uu Yurub Ka Dhigay Xitaa Messi Iyo Ronaldo 100 Sano Oo Dambe Kama Dhigi Karaan

September 30, 2016
Zlatan Ibrahimovic ayaa markale caalamka u cadeeyey inuu libaax yahay koox kasta oo uu ku biiro ka dib ...

Rooney, Mata, Iyo Bailly Oo Baraha Bulshada Uga Qayb Qaatay Kulankii Guusha Ka Gaareen Zorya Luhansk

September 30, 2016
Sadexda ciyaartooy ee kala ah Wayne Rooney, Bailly iyo Juan Matta ayaa taageerayaashooda la wadaagay kulankii ay guusha ...

Warbixin:Maaha Countinho,Firmino Iyo Lallana Waa Kee Xiddiga Ugu Samaynta Badan Goolsha Liverpoo

September 28, 2016
Kooxda Liverpool ayaa yeelatay weerar cabsi galinaya kooxaha la ciyaarayan tan iyo markii uu kooxda qabsaday tababare jurgen ...

Milan Oo Italy Ku Soo Celinaysa Xiddig La Qabsan La Horyaalka Premier League

September 28, 2016
Xiddiga xulka qaranka Italy ee Simone Zaza ayaa lagu soo waramayaa in uu dib ugu soo laabanayo horyaalka ...

Daawo Tababare Zidane Oo Ku Dhex Muquurtay 3-kooxood Oo Isku Maaliyad Ah

September 28, 2016
Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay bar-barihii 3-aad oo xiriir ah kadib markii ay xalay ku garab kuftay ...

Xiddigaha Man City Oo Qaatay Tababarkoodii Ugu Dambeeyay Ee Ay Isugu Diyaarinayaan Kulanka Caawa Ee Celtic

September 28, 2016
kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa kulan caawa ay la ciyaarayso kooxda Celtic kulan ka tirsan wareega 2-aad ...

Arimo Ka Soo Cusboonaaday Goorta Uu Messi Tababarka Guud Ee Kooxda Uu Ku Soo Laabanayo

September 28, 2016
Messi ayaa dadaal ugu jira sidii uu uga soo kici lahaa dhaawacii muruqa ahaa ee ku gaaray kulankii ...

Tababare Jooga Horyaalka Ingiriiska Oo U Dhaw In Uu Qabto Shaqada Qaranka Ingiriiska

September 28, 2016
Saxaafadda Italy ayaa qoreysa in tababare Roberto Mancini uusan wax xariir ah ka helin qaranka Ingiriiska si uu ...
bng

Guddoomiyihii hore Bangiga Horumarinta Islaamka oo shaqada ka fariistay

September 27, 2016
Maamulka iyo shaqaalaha Bangiga horumarinta Islaamka oo Xaruuntiisa ku taal magaalada jidehh ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa u sameeyay ...
arsenal

Waa Kuma Ninka Afrika ugu Taajirsan ee Doonaya in uu Iibsado Kooxda Arsenal? (Daawo Sawirada)

September 23, 2016
Ninka ugu qanisan qaarada Afrika Aliko Dangote ayaa sheegay inuu weli doonayo inuu iibsado Arsenal inkastoo uu ku ...

Karius vs Simon Mignolet Macalin Klopp Oo Cawa Kale Xulan Doona Labada Goolhaye Midka Uu Cawa Ku Soo Bilawan Doona

September 20, 2016
Tababare Jurgen Klopp ayaa wali Go,aan ka gaaarin cidii uu cawa u xulan lahaa goolhaye koowaad ee koowaad ...

Shaxda Macquul Galka ah Ee La Sii Saadaliyay kullanka Leicester City Vs Chelsea

September 20, 2016
Waxa caawa Kulan adag uu dhax maridoonaa kooxaha Leiceter city iyo Chelsea oo wada ciyaaraya koobka League Cup-ka ...

Xidigaha Barcelona Ee MSN Oo Dhigooda BBC Busta Laqsiyay Dhanka Gool Dhalinta Xili Ciyaareedkan

September 20, 2016
MSN ayaa busta ku reebay xiddigaha ay xifaaltamaan ee BBC, markii la eego tirade goolasha ay dhaliyeen. Markii la ...

Pep Guardiola Inaan Koob Qaado Waxa Iga Wanagsan Hal Arin Hadaba Maxay Tahay Arintaas?

September 20, 2016
Macalinka  kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in farxadda taageerayaasha ay kala muhiimsan tahay in uu koobab ...

Goolhaye Claudio Bravo Oo Sharaxay Sababtii Uu Uga Soo Tagey kooxda Barcelona

September 20, 2016
Goolhaye cusub ee kooxda Man City Claudio Bravo ayaa wuxuu daboolka ka qaaday sababtii ka danbeysay inuu kasoo ...
-->