DAAWO:+Sawirada Barasaabka Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed oo soogaray degmada dolow

0
23

degmada dollow soomaaliya ee gobolka gedo waxaa goor dhaw soo gaaray barasaabka gobolka gedo mudane maxamed muxumed maxamed mm kaa oo ka soo amba baxay xarunta gobolka gedo ee garbahareey.barasaabka ayaa sheegay inuu uyimid ukuur galida xaalada degmoyinka dollow luuq iyo ballad xaawo isagoona lakulmi doono qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmoyinkaasi.si uu uogaado wadashaqaynta mamulka iyo bulshada iyo isbadalada ku yimid deg moyinkaasi inta uu baraasb ka ahaa gobolka gedo

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here