sawiro: kooxda booc booc oo ku guulaysatey tartan cayaareed ka socdey ballad xaawo

0
13

naadiga kubada cagta: ee booc booc kana dhisan degmada ballad xaawo ee gobolka ayaa ku guulaysatey tartan cayareed kubada cagta ah kaa soo kasoconayey mid kamida garomada ballad xaawo naadiga booc booc ayaa cayaarta kama damaysta waxay ladheeshey naadiga kale juba strs halka 2:0 guusha ay ku raacdey naadiga booc booc oo ah naadiga hogaanka uhayso kooxaha kale ee kadhisan degmada ballad xaawo.ka gadaal kooxdi qaadey kaabkaasi ayaa loo sameyey xaflad siheer sre ah ay u soo agaasimeen gudiga sportska degmada taasoo lagu gadoon siinayey kaabki ay qaadeen iyo sidoo kale abaal marino ay ku muteysteen cayaar wanaagooda.marka laga soo tago kaabka laga doonsiiyey ee  sawir u ahaa guusha gaareen.ayaa waxa kaloo la siiyey.

1:tababaraha ugu wanaagsan degmada.                                                                                                           2:cayaar yahanka ugu aqlaaqda wanaagsanaa                                                                                               3:kabtankii ugu dulqaadka badnaa/ugu daganaa.                                                                                kooxda kubada cagta ee booc booc ayaa noqonaysa kooxdii ugu horeysey oo abaal marino iyo kaab  isku darsato marka laga reebo kaab ay qaadaan naadiyaasha balse aan uwelin abaar marinadaan.

 

 

 

wariye:Cabdirisaaq sheeq ismaciil/Africa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here