Shirka Amniga Soomaaliya oo Baydhabo Ka Furmaya

0
73

Waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Baydhabo shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra’isulwasaaraha Soomaaliya, iyo madaxda maamul goboleedyada dalka waxana lagu wadaa in looga hadlo xaaladaha amni iyo halka ay marayaan dagaalada ka dhanka ah ururka al shabab iyadona lagu wado in ay kasoo baxaan warmurtiyeed ku adan xaaladaha amni ee uu haatan dalka marayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here