Degmada ceelwaq ee gobolka gedo saaka maxaa kadhacay……..

0
434

maanta oo ay kubeegneed maalinta ciida ciidukl fitriga ayaa waxaa dhamaan dunida muslimka ah kaqabsoontay dabaaldaga maalintaan barakeysan halka wadamada qaar ay usaamixi weydo iney isusoo baxaan sababa amni awgeed.

maalinta ciida ayaa waxaa isusoo baxa dhamaan qeybaha bulshada iyadoo si wada jir ah looga qeebqaato damaashaadka iyo waliba salaada, halka dadkale oo badana ayba unoqoto halka maalin ay fursada u helaan iney lakulmaan qaraabada iyo asxaabta waqtigu kala geeyey iyo waliba farxad ay laqeybsadaan qoysaskooda.

Wararka Laxiriira:

BIIXI“geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay”

Degmada ceelwaaq ee Gobolka gedo ayaa maanta waxaa kadhacay arin ugubku ah guud ahaan gayiga somalida degto iyo waliba caalamka, saaka ayaa waxaa dadweynuhu isugu soo baxeen madasha lagu oogayey salaada ciida takbiirta ciida ayaa qofwaliba kudhawaaqayey waxaa madasha soo gaarey dhalinyaro hubeysan kana mid ahaa haraagii askarta ahaa ee kahowlgali jirtey degmada balse burburka kudhacay waxaa halmar ay kubilaabeen iney rasaas kufuraan shacabkii isugu yimid madasha lagu oogayey salaada iyagoo markaa sheegayey in aysan qabsoomi karin salaada ciida islamarkaana sheegey iney aqbaar kuheleen in salaada ay tujin rabaan shaqsiyaad ay kusheegeen Al-shabaab tasoo sababtay in shacabkii ay ka firxadaan madasha kuna laabtaan xaafadahooda si ay halkaa ugu tukadaan…..

qalalaasahaan ayaa lasheegayaa inuu keeney kadib xog laga heley xarakada shabaab iney qorsheenayeen iney shacabka kala qeeybqaadanayaan dabaaldaga ciida.

maalmo yar un kahor ayey ahayd markii digaalyahanada  Alshabab gudaha usoo galeen degmada xiliga afurka kulana hadleen shacabka masjid kuyaala suuqa xoolaha una sheegeen iney soo booqdeen dhibkalena aysan u imaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here