Haddii Ay Hareen C.Ronaldo iyo Messi Yaa Mudan Ku Guuleeysiga Bilada Balon d’Or??

0
367

Xiddigaha kala ah Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa xaley laga saaray koobka aduunka ee 2018.taas waxay  keentay in la isweydiiyo yaa mudan Balon d’or?

Xiddigo ayaa weli joogaan koobka aduunka ee 2018 , waxaana xiddigahaas kamid ah Neymar, Coutinho, Hazard , Mpabbe iyo kuwa kale.

Laacibiintaa ayaa waxaa lagu wadaa iney kuguuleysan doonaan abaal marintaan baal martay labada laacib ee isha lagu hayey xili cayaareedkoodi maadaaama ay ahaayeen laba cayaaryahano oo saameen kuleh dunida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here