Gudoomiyihi degmada Bardhere oo xilki laga qaadey…..

0
312

Wareegto ka soo baxday wasaarada Arimaha Gudaha ee Dawlad Goboleedka Jubaland ayaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii hore ee Degmada Baardhere Cadow Nuur Xasan

Waxaana isla wareegtadan lagu magacaabay Gudomiyaha Cusub ee Degmada Baardhere Ismaciil sh Cabdi qorax horana u ahaa gudoomiye kuxigeenka degmada waa gudoomiyihii  labaad ee Degmadaas loo magacaabo tan iyo markii Al shabab Lagala wareegey gacan kuhaynta bardhere

Gudoomiyihii hore waxaa lagu xasuusan doonaa qaybtii uu ka qaatay xoraynta Degmada Baardhere oo ahayd degmadii ay Al shabab ugu xukunka dheeraayeen intii ay Gobolka Gedo Ku sugnaayeen.

Wareegtadaan ayaa kusoo beegneysa kadib markii dhawaan Alshabaab kusoo qaadeen demada bardhere weerar xoogan oo balse ay kuguul dareesteen lawareegida gacan kuhaynta degmada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here