Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda

0
251

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay xilli dambe isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, waxaana magacaabistan ku jira shaqsiyaad ku cusub golaha lagu soo daray.

Maalmahan dambe ayaa warbaahinta waxa ay aad u hadal heysay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu wado qorshe uu isku shaandheyn ugu sameynayo Golihiisa Wasiirada, si shaqada loo dardargeliyo.

Hoose ka Akhriso magacyada xubnaha Golaha Wasiiradda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here