Natiijada Doorashadii Zimbabwe oo lashaaciyey….

0
59

Madaxa Gudiga doorashada ayaa shaaciyey natiijadii kasoo baxday doorashadii dhawaan lagu qabtay dalka zimbabwe iyadoo ay kusoo tartameen musharixiin badan kana soo jeeda xisbiyada dalka kadhisan ayaa waxaa kuguuleystey madaxweynahii talada hayey ee Emerson Mnangagwa isagoo kuusha kuraacdey 51% codadkii ay dhiibteen shacabka ree zimbabwe, halka tartamihii kuxigey isla markaana ugu ad adkaa ee Nelson Chamisa oo kasoo jeeda xisbiga macaaradka ee MDC uu heley 44% codadkii la dhiibtay.

Gudoomiha xisbiga MDC ayaa natiijada kahor ku gacan seyrey nidaamka ay u dhacday doorashada kuna tilmaamay in loo adeegsaday nidaam qaldan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here