Koox hubaysan oo muqdisho kudiley nin Odey ah…….

0
109

wararka ka imaanaya deegaanka yaaqshiid ee gobolka banaadir ayaa waxaa lasoo sheegaya in dabley kuhubeysan bastoolado toogasho kudileen odey lagu magacaabo xuseen hilowle.

wararka ayaa intaa kudarayo in toogashada ay kadhacdey agagaarka Hoteel lafweyn ayaa waxaa lasheegayaa in dableydi kabaxsadeen goobta ciidamada nabadsugida iyo booliska ayaa goobta gaaray baaritaanana kahaya.

dilkaan ayaa imaanaya kadib maalin kahor dil kadhacay midkamid ah dhalinyada ganacsatada ah ee kashaqeeysta magaalada muqdisho ilaa hadana aanan lasoo qaban dadkii geystey dilka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here