Puntland: Marnaba ma ogolaan doono xadgudub………

0
66

Wasaarada  arimaha gudaha puntland ayaa ku baaqday inan la dhibaateyn dadka qaxootiga ku ah deegaanada dowlada goboleedka puntland kadib markii baraha bulshada lugu baahiyey muuqaalka nin la sheegey inuu kasoo jeedo qowmiyada oromada oo lagu jidh dilaayo magaalada boosaaso.

Sargaal katirsan wasaarada oo lahadlay warbaaahinta gudaha ayaa sheegey in ay meel adag kataagantahay siyaasada Puntland in Ladhibaateeyo dadka maganta u ah, waxuuna intaa kudaray in la buunbuuniyey dhacdada kadhacday magaalada Boosaaso marnaba ma ogolaan doono in xiisada siyaasadeed ee kataagan itoobiya iney lug kulahaato deegaanadeena ama lagu waxyeeleeyo shacabka nala dagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here