Raisalwasaare Kheyre oo kaqeybgalay Munaasabad ay heshiis kukala saxiixanayaan dowlada K.Sudan iyo……….

0
60

Raisalwasaaraha xukuumada soomaaliya xasan cali kheyre ayaa magaalada khartuum ee dalka suudaan uga qeybgalay munaasabad lagu saxiixaya heshiiska midnimada qaran ee lagu soo afjaray colaaddii waqtiga dheer qaadatayb oo udhaxeyse dhinacyada isku haya siyaasada suudaanta koonfureed.

Raisalwasaare kheyre iyo madaxda kale ee kasocota wadamada ku bohoobay IGAD ayaa goobjoog ka ahaa saxiixa heshiiska taariikhiga ah ee dhinacyada isku hayey siyaasada dalka suudaanta koonfureed kuwaa oo dhexdhexaadin waqtidheer qaadatay kadib isku raacay in ay dhisaan dowlad midnimo qaran oo dhinacyada dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here